Waa maxay caafimaad?
"Caafimaadku waa xaalad buuxda oo ah wanaag jireed, maskaxeed, iyo bulsho; ma aha oo keliya maqnaanshaha cudur ama naafo."
Waxaa loola jeedaa in caafimaadku aanu ahayn kaliya maqnaanshaha cudur ama naafo, balse uu yahay xaalad dhamaystiran oo qofku si buuxda ugu sugan yahay caafimaad dhammaan dhinacyada nolosha.
Comments
Post a Comment